tij
August 6, 2018

Bishaaro Bishaaro waxaan dhamaan macaamiishayada sharafta leh ugu bishaaraynaynaa in pasta sukayna aad hore uga barateen tayo wanaagsan iyo dhadhan macaan.
laydin soo badalay kartoonkeedii oo laga soo dhigay kartoon adag oo qurxoon nooceedii hore laga badalay sanadka cusub ee 2017 sidaad hoos ku arki doontaan waxa lasoo badalay kaliya kartoonkeedii.
Mida kale labadii nooc ee kala ahaa nuskiilo 500g iyo laba rubuc 250g laga soo kala dhigay laba midab.
Kartoonka midabka Cagaarku waa nuskilo 500g, kartoonka midabka casaankuna waa laba rubuc 250g.
Hadaan nahay shirkada salma group of company sidaad hore nooga barateen waxaan idinka balan qaadaynaa inaad heshaan pasto tayo sare leh dhinac walba insha allah . waan idin soo dhawaynaynaa dhamaan macaamiishayada sharafta leh.
wixii faahfaahina nagala soo xidhiidha contacts ka website kayaga

FOR ENGLISH NEWS

Dear Our Beloved Customers around the World…….
Due to Constant Satisfaction of our Customers Around the world which is our top priority, We are very Pleasant To Announce The Arrival New Design for Sukeyna Pasta Both 250 gm. and 500 gm. Cartoons ,Which is well designed Cartoon With High Quality in It. The New designed Cartoon is very Beautiful As of Image, it will last long period of time, will allow you to carry it for long Distance Place Also It Will Facilitate both Loading and offloading of cargo during the local transportation of the Pasta.
Finally Salma Group Of Companies as General and Customer service department as particular are in the right Moment to introduce you this new designed Cartoon.

“”Quality Care and Customer satisfaction is our Top priority””

Comments are closed.

%d bloggers like this: