Mashruuca Biyo Macaanaynta

Booyadihii dabdamiska ahaa
May 1, 2014
Mashruuca Waraabinta Abaaraha
April 29, 2014

Mashruuca Biyo Macaanaynta

Mashruucan Biya Macaanayntu, waa mid sidoo kale ay dawladu ugu faa'idaynaysay qaybo badan oo kamid ah goboladda dowlad deegaanka, waa mashruuc balaaran oo ay shirkaddu ka heshay xafiiska biyaha ee dawladd deegaanka Somalida Ethiopia, waxaa mashruucan ka hawl-galey shaqaale isugu jira ajinabi iyo Soomaali .

Client:

Xafiiska Biyaha DDSI

Date:

December 29, 2017

Website:

View website

Task:

Biyo macaanayn