Hajinour

Haji Nour International Freezone Co.

HAJI NOUR INTERNATIONAL FZCO waa mid kamid ah shirkaddaha Salma Groups, waa shirkadd ka diiwaan gashan suuqa xorta ah ee Shaariqa, waxayna ku shaqaynsaa siyaasadda Shirkaddaha Salma u dagsan. Shirkaddan ayaa laga aas-aasay wadanka imaaraatka carabta ah sanaddii 2013kii, waxayna u adeegtaa Shirkaddaha Salma ee ka hawl-gala dhamaan magaalooyinka iyo wadamada Bariga Africa, Shirkaddu waxay si gaar ah u haysaa isku-xirka Shirkaddaha Salma iyo Shirkaddaha heer Caalami ah, sidoo kale waxay shirkaddaha Salma masuul uga tahay adeegyadda suuqyadda caalamka.

Haji Nour Freezone Co.