Salma Group of Companies Faracyadda Shirkadda

Salma FoodStuff Co.

Waxaa al aas aasay bilowgii sanadii 1995, waana waaxda ugu weyn qaybaha ama shirkaddaha ay Salma Group of Companies ka koobantahay, waxaa sidoo kale la oran karaa, waa muwazaca ugu wayn mandiqada...

Haji Nour International FZC

Haji Nour Freezone Co, waa farac kamid ah shirkaddaha Salma groups, Xaruntiisuna ku taal magaaladda Shaariqa ee wadanka Imaaraatka Carabta, Waa shirakadda u qaabilsan shirkaddaha Salma xiriirka dibadda iyo adeegyada dibada ah sidoo kale waa laanta labaad marka laga soo tago waaxda Raashimadda.


SGC Transportation and Constructions

waa qayb kale ama shirkad kale oo kamid ah Shirkaddaha Salma Groups, xarunteeduna tahay magaaladda Jigjiga ee Caasimadda Dawladd deegaanka Soomaalida Ethiopia, waaxdan ayaa ah mid la ku xiran lana shaqaysa waaxyaha kale ee shirkadda sidoo kalena wakiil gaar ah uga ah, mashaariicda shirkaddu ka fuliso dowlad deegaanka...

SGC Electronic and Cosmetics

waa qayb kale ama shirkad kale oo kamid ah Shirkaddaha Salma Groups, xarunteeduna tahay magaaladda Jigjiga ee Caasimadda Dawladd deegaanka Soomaalida Ethiopia, waaxdan ayaa ah mid la ku xiran lana shaqaysa waaxyaha kale ee shirkadda sidoo kalena wakiil gaar ah uga ah, mashaariicda shirkaddu ka fuliso dowlad deegaanka...

 

Majlisu Shuura

Xubnaha Sarsare ee Majliska


Haji Ahmed

Xaaji Axmed Xassan Ismaaciil

Gudoomiyaha Golaha Shuurada.

Axmed Nuur Shariif

Ku-xigeenka Golaha Shuurada.

Axmed Bashiir Cusmaan

Madaxweynaha Salma Group of Companies.
imageedit_3_9753543570

Rashiid Mohamed Jama

Ku-xigeenka Salma Group of Companies.
5a7e0eda3c8347969d55def2cd83fa95

Shaban Hassan Esmail

Ku-xigeenka labaad SGC ahna madaxa xafiiska Dubai

Maxaa nalagu amaanay

Salma group of companies waa shirkadda kaliya ee adeegyo farabadan oo baahida dadka ah daboosha, marka loo eego gobolka.

  • Salma group of companies waa shirkadda kaliya ee adeegyo farabadan oo baahida dadka ah daboosha, marka loo eego gobolka.
  • laga soo bilaabo sanadii 2013ka ilaa iyo manta shirkaddu waxay si toos ah uga hawl gashaa 8 wadan
  • Mida ay ku guulaysatayna waa qancinta macaamiisheeda.
  • Sidoo kale waxaanu garab taaganahay shacabka deegaanka
  • Shaqo abuurna waanu ka samaynaa goobaha aanu joogno.